Hawaynay Iibisay Ilmaheedii

0
85
A new born baby rests beside his mother Dailyn Fleite (L), 29, at the Ana Betancourt de Mora Hospital in Camaguey, Cuba, June 19, 2015. The World Health Organization on Tuesday declared Cuba the first country in the world to eliminate the transmission of HIV and syphilis from mother to child. Picture taken June 19, 2015. REUTERS/Alexandre Meneghini

Ciidamada booliska ee dalka Bolivia ayaa soo xidhay haweenay barta ay facebookgeeda ku leedahay soo dhigtay qiimaha ilmo yar oo ay dhashay, kaas oo ay ka iibinayso ciddii doonaysa.

 

Qiimaha ilmaha yar ayaa waxa ay ku sheegtay in uu yahay $250f, waxaana markiiba iibsatay gabadh yar oo da’deeda lagu qiyaasay 18 sano jir.

 

Ciidamada Booliska ayaa su’aalo waydiinaya haweenaydan, waxaana lagu soo waramayaa in ay ka mid ahayd haweenka iyagu jidhkooda ka ganacsada, taas oo aan garanayn halka uu ku nool yahay ninkii dhalay ilmahan yar ee ay iibinaysay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here