Hambalyo Meher wacan

0
192

Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Dhamaan Maamulka iyo Hawl Wadeenada kale ee Wasaarada Warfaafinta, Shaqaalaha Radio Hargeysa ,Shaqaalaha TV-ga Qaranka Somaliland iyo Bahda Warbaahinta oo isku Duban waxay Hambalyo Meher wacan u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada.

Wariye Xassan Faarax Qamaan

Iyo

Marwo Sucaad Muxumed X. Cabdi

Oo Maanta oo Salaasa ah 10.2.2015 uu Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa  Gaar ahaan Hottel Imperial waxaanay  leeyihiin Noqda Labadii isku Waara ee Rabi Ubad Khayr Qaba kala Siiyo waxaana ay ugu Ducaynayaa Ducadii Rasuulka ee Baarakalaahu laka Wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Bayna kumaa Bilkhayr Awfilkhayr ……….Aaamiin ……………Aaamiin Alle Ha Aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here