HAMBALYO IYO BAGAADIN SARAAKIISHA GARYAQAANADA AH EE SHALAY KA QALIN JABIYEY KULIYADA TABABARKA CIIDAMADA QARANKA EE DARARWEYNE

0
196

Anigoo ah Garyaqaan Jamaal cabdilaahi muxumed (ABU CIZA)  waxaan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karahayn u dirayaa saaxiibaday, walaalahay aan aad ka u jecelahay, Garyaqaanada ah oo shalay ka qalin jabiyey kuliyada ciidamaa Qaranka soomaaliland ee Dararweyne, halkaasi oo ay mudoba ka wadeen tababar ilahayna ku guuleeyey inay shalay oo ay taariikhdu ahayd 2/2/2015, ka soo qalin jabiyeen iyagoo guul lama ilaawaan ah ka soo hooyay haatana ah saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka soomaaliland gaar ahaan ciidanka Asluubta.

Waxaan saaxiibayaal idiinku boogaadinayaa guusha aad gaadheen ilahayna waxaan idiinka rajaynayaa inuu guushaasi idiin waariyo kuwii dalkooda, dadkooda iyo diintoodaba difaacana idinka dhigo.

Runtii waxaad dhabarka saarteen shaqo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here