Halis:Daawo Khatarta Caafimaad ee uu leeyay Taawarada Telesom ka Taagtay magaalada hargaysa.

0
421

Adeegyada loo isticmaalo lalinta signalada ama farriimaha ee loo yaqayaano antennaada ama taawarada ayaa ah kuwo sababa xanuuno badan deegaannada ay ka ag dhow yihiin.

Shirkadda Telesom ayaan u fiirin goobaha ay ka qotomineyso biraheeda dhaadheer ee taawarada,kuwaasi oo inta badan badi ka ag-dhow goobo ay ku nool yihiin  dad danyar ah. Culimada dhinaca caafimaadka ee ayaa ku sheegey in taawarada dhaadheer ee laliya signalka ay sababaan xanuuno badan oo ku dhaca dadka ka ag-dhow iyo dadka ilaaliyaba.

 

Khabiirada ku xeel dheer aqoonta isgaadhsiinta iyo Taawarrada  ayaa ka digay khatarta caafimaad ee ay bulshadda Somaliland u leeyihiin Taawarrada laga dhex taago magaalooyinka iyo waliba khasaaraha caafimaad ee ka dhalan kara isu dhawaanshaha Taawarrada shirkadaha isgaadhsiinta.

Taawarada oo loo adeegsado isgaadhsiimaha iyo biraha war-laliska ee loo adeegsado Tv-yada, Idaacadaha iyo isgaadhsiinta Telefoonadda oo Hargeysa ayaa inta badan shirkadda Telesom aaney u aabo yeelin goobaha ay ka qotomineyso iyada oo fiirisa danaheeda ganacsi.waxaana ay birahaasi halis ku tahay caafimaadka dadka ku ag nool goobtaas.

 

Geesta kale waxay khattar caafimaad ku hayso dadka shaqaalaha ilaaliyeyaasha ka ah goobaha ay Taawarradu ku yaalaan in aanay seexan birta guryaha ku hoos yaalla.

Taawarada ayaa inta badan nolosha aadamiga iyo halista Caafimaad ee ka dhalan karta dadka ku nool meel ay Taawarro ku yaallaan waxaana ka soo baxa biraha taawarada awoodeeda shucaaca waxaana uu saamayn karaa nolosha dadka bina aadamka ku ag nool.

Shucaaca Taawarradu ayaa ah  mid aan ku habboonayn in dadku meelaha ay degen yihiin laga taago,waxaana habboon in bulshadda ka ag dhow looga digo.

Natiijada sawirka taawarada

Hadaba waxay is weydiintu tahay shirkadda Telesom ee ka dhex taagta goobaha dadka danyarta ah miyaanay aqoon ahaan u ogayn dhibaatada iyo khatarta caafimad ee ay dadka u leeyihiin ,haddayse ogyihiin maxay dadka ay ka shaqaystaan ee ay faa’iidadu ka soo gasho ugu duulayaan caafimaadkooda,mise aqoon darro ayay ka ahayd oo birta taagisteeda oo kaliya ayay ka adag yihiin.

Dhawaan filo Barnaamijo aan kaga hadli doono khatarta caafimaad ee Taawarrada (CELL PHONE TOWERS).

Barnaamikan oo aanu ugu magac darnay “WAXYEELADA CAAFIMAAD EE TAAWARRADA” ama

muqaal ku saabsan khatarta caafimaad ee taawarada telesom ka taagtay magaalada hargaysa.

THE HIDDEN HEALTH EFFECTS OF CELL TOWERS.

 

Suradnews.com

hargaysa/office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here