Guurtida Somaliland Oo Gabi Ahaanba Laalay Heshiiskii Midaynta Khaatumo Iyo Somaliland

0
470

Hargeysa(SDN)Guurtida Somaliland Oo Gabi Ahaanba Laalay Heshiiskii Midaynta Khaatumo Iyo Somaliland, gudoomiyaha guurtida somaliland oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa heshiskaas ku tilmaamay inaanu ahayn mid sharci ah ee heshiisku uu yahay horjooge Cali Khalif Galaydh iyo madaxwayne Axmed siilaanyo in ay wada galeen oo ayna wada galin Dawlada somaliland iyo Kooxd khaatumo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here