Guriga Madaxwayne Muuse Biixi Oo Laga Celiyey Sadex Wasiir Oo Ka Mid Ah Xukuumada Siilaanyo

0
728

Hargeysa(SDN)xogo ay shabakadda Suradnews heshay waxa ay sheegayaan in sadex wasiir laga celiyey guriga Madaxweynaha la doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi kuwaasi oo ilaa iminka u gaaf wareegayaa inay xil ka qabtaan xukuumadda cusub ee lagu dhawaaqayo.

Wasiir Cali Mareexaan. Wasiir Qabyo-tire iyo Wasiir Caddaani ayaa laga celiyey Guriga Madaxweyne Biixi kuwaasi oo doonayey inay liiska golaha wasiirada la diyaariyey iska eegaan.

Wasiiradan ayaa lagu wadaa in ay raaci doonaan xukuumada 12 cisho ka hadhay ee uu hogaamiyo madaxwayne Axmed Siilaanyo kuwaasi oo lagu tiriyo wasiiradii mudadii ay ku jireen xukuumada ka noqday kuwo hanti badan boobay.

Image result for madaxtooyada somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here