Gudoomiyihii Maxkamada Sare Ee Somaliya Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Masuul Dhawaan Iska Casilay Xukumadda Somaliland Oo Loo Magacaabay+Magaca Masuulka

0
100

Hargeysa(SDN) Madaxwaynaha Dawlada Somaliya ayaa  goor dhawayd xilki ka qaaday gudoomiyihi maxkamada sare ee somaliya mudane Caydiid Cabdilaahi  Ilka Xanaf.

Waxana sida la sheegay xilka qaadista gudoomiyihii maxkamada Somaliya lagu sababeeyey da’diisa oo ahayd 85 jir, waxaa uu madaxwaynaha dalka Somaliya markiiba booskaasi u magacabaya badaleeda mudane Ibraahin Iidle Saleebaan oo isagu ahaa garyaqaankii guud ee dawlada Somaliland.

 

 

Mudane Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa ahaa garyaqaankii guud ee somlilnd waxaana uu dhawaaniska casilay xilkii uu u hayay xukumadda isaga oo dalka dibadiisa ku maqan.

Waxaaa la filayaa inay labadan masuul ay xilka si ugu dhakhsaha badan iskugu kla wareejiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here