Gudoomiye Muuse Biixi Oo Magaacabay Xil Cusub

0
151

Hargeysa(SDN)Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa magaacabay afhayeenka guud ee xisbiga kulmiye.

Waxaana warsaxaafadeed ay soo saareen uu u dhignaa sida tan

Ujeeddo: Magacaabis Xil

Ku: Mudane Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi)

Ø Markaan arkay xilka Af-hayeenka xisbiga iyo muhiimaddiisa

Ø Markaan ku qancay xilkasnimadiisa shaqo

 

Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay March 8 – 2016. Waxaannan u rajaynayaa in Alle ku garab galo xilkan.

Magacaabista xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE waxay dhaqangalaysaa taariikhda magacaabistiisa ee kor ku xusan. Xil-gudasho wacan.

 

Alla     Mahad    Leh

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE

Muuse Biixi Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here