Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga UCID Oo Fariin U Direy Shacabka Somaliland Kana Jawaabay Su’aal La Waydiiyay Oo Ku Saabsanayd In Xisbigoodu Ku Milmay Xisbiga KULMIYE

0
382

Hargeysa(SDN)Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga UCID ayaa fariin u direy shacabka Somaliland gaar ahaana shacabka gobolka Awdal oo uu ugu baaqay inaanay kusii nagaan kala qaybsanaantii wakhtigii ololaha,waxaana uu ka jawaabay su’aal la waydiiyay oo ahayd in xisbiga UCID uu ku dhex milmay xisbiga KULMIYE.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here