Gudoomiye ku xigeenka gololaha deegaanka iyo maareeyaha wakalda biyaha magalada burco oo dalka dib ugu soo laabtay

0
154

Burco(SDN)Gudoomiye ku xigeenka gololaha deegaanka  iyo maareeyaha wakalda biyaha magalada burco Oo ku dhawaad bil iyo badh ku maqnaa wadamada iskandeneefiyaanka una joogay  hawlo shaqo  ayaa manta  wadanka dib ugu soo laabtaywaxaana maanta galinkii hore  lagu soo dhaweeyey  xarunta gobolka  togdheer

Iyadooo ay masuuliyiinta gobolka togdheer iyo kuwa degmada  ay kaga hortageen magalada  qoyta  dhanka  waqooyi ka xigta magalada burco

Waxaana loo soo galbiyey  dhanka iyo hoolka dawlada hoose magalada burco

Isku soo ururka  dawlada hoose ka dib waxaaa ugu hoaryntiiba waftigan soo dhaweeyey gudoomiyaha  goloha deegaaaanka magalada burco maxamed yuusuf muraad  iyo badhasaab ku xigeenka gobolka  togdheer  mxamed diiriye xayd

Waxaana hadaladodii ka mid ahaa

Waxaan sida wada jir ah usoo dhawaynayanaa Maanta Gudoomiye Kugeenka degmaa burco Iyo maareyaha  Waxaan Idin leeyahay Intii Aad Maqneedeen Xafiisyadi Wax Iska Badalay Majiraan WAX Saluugana Ma arkeensaan ayuu yidhi Duqa Degmada Burco Maxamed  Muraad

Waxaan Labaa Masuul U sheegaya  Burco waad Aragtaan Sida Ay Idiin Soo dhaweesay Haday Tahay Cuqaal,haween, Masuuliyiin Iyo dhalinyaro sdas la idin soo dhaweyey Baa La idinka doonaya inaad Ugu Listaan waxaan Waxaad Ka nasiib Badan tihiin Golohii Hore Ee Idinka Horeeyey MID Duruqsi Naga Gaadhain Ayuuu YIDHI Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Togdheer

Gudoomiyaha

Maxamed yuusuf muraad””

Dhanka kalena Gudoomiye ku xigeenka golaha deegaan ka iyo

Maayirku xigeen ka ayaa ka warbixiiyay safarkoodiishaqo

Waanu idiin mahad celinanayaan mahadka bacdi waxanu safarkayaygii wax ka sidnaa dawladii aanu la kulanay  waxaanu ka dooranay in tii ugu mmihiimsanayd  shaqadani waxay daba socotay shaqdii hore ee mayirku ku tagay ee ahayd in burco laga someeyo la bareeri  laba shayna way nooopgu mihiimsanaayeen midi biyaha ayuu ahaa  asasmanka iyo in aanu helno biyahay siweacan oo biyaha  wixii wasakh ah eek u jira laga saaro

Gudoomiye ku xigeenka gololaha deegaanka  iyo maareeyaha wakalda biyaha magalada burco Oo ku dhawaad bil iyo badh ku maqnaa wadamada iskandeneefiyaanka una joogay  hawlo shaqo  ayaa manta  wadanka dib ugu soo laabtaywaxaana maanta galinkii hore  lagu soo dhaweeyey  xarunta gobolka  togdheer

DSC_0557

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here