Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Gaadhay Magaalada Laascaanood Iyo Ujeedada Socdaalkooda

0
215

Hargeysa(SDN)Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here