Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Furmay Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

0
174

Hargeysa(SDN)Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee  golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta ka hadlay wada hadalada magaalada caynaba uga furmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo ee uu horjoogaha u yahay Cali Khaliif Galaydh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here