Gudoomiye Ciro Oo Wali Ku Guda Jira Safarkii Uu Ku Maraayey Gobalada Galbeedka Somaliland , Caawana U Hoydey Magaalada Saylac

0
183

Saylac(SDN)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa u wali ku gudo jiraa safarkii uu ku soo kormeeraayey gobaha ay diwaangalintu ka socoto ee gobalka Awdal

1

Gudoomiyaha oo saaka 4:30 skubaxnimo safar kaga  baxay magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal ayaa waxaa uu  safarkiisa ku maray magooyinka Qol U JEED  , Xariirad, Boon , Caasha Cado iyo magaalooyin kale

2

Gudoomiye ciro oo  intii uu safarkiisan ku jiray waxaa uu  la kulmay  mawjado tageerayaal ah uu  u heelan xisbiga Waddani isla markaana ay  tuseen daree+n gudoomiyaha shucuub gar ah  ku abuurtey

3

Si kastaba ha ahatee gudoomiye Ciro ayaa waxa uu caawa ku soo hoyday Magaalo Xeebeeda Saylac waxaana ay  dadweynaha ku dhaqan  magaladaasi iyada uu  wakhti habeenimo ah ay tahay ay hadana si diiran gudoomiyaha ugu soo dhaweyeen afaafka hore ee magaalada Saylac




4
5678

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here