Faysal Cali Waraabe Oo Goob Fagaare Ah Kala Shaaheeyey Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa

0
191

Hargeysa(SDN)Murashaxa Madaxwayne Ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa saaka subax nimadii hore  kala shaaheeyey maqaaxi ku dhaw dawlada hoose ka dib booqosho uu ku tagay dugsiga Riis oo maalmihii u danbeeyey muran xoogani ka taagnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here