Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani oo maanta soo gaadhay Dalka

0
696

Hargeysa(SDN)Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo maanta soo gaadhay dalka kadib safar shaqo oo qaatay mudo hal bil ah kaasi oo ugu maqnaa wadamada yurub waxaanu safarkiisaa ku wehelinayey xoghayaha xuquuqal iinsaanka iyo arimaha jinsiga marwo Faadumo Siciid Ibraahin.

 

Safarkoodan oo daaranaa kulamo gaar gaar ah oo ay la qaateen jaaliyadaha iyo madaxda qaar ka mid ah wadamada ay soo mareen ayaa khuseeyey sidii ay ugala hadli lahayeen arimaha aqoonsiga Somaliland,horumarka iyo sidii looga shaqayn lahaa sidii loo dhisi lahaa cadaalda iyo geedi socodka ay Somaliland ku talaabsatay.

Mardhaw Filo Muuqaalka Gudoomiyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here