Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare oo Xilkii Kala Wareegay Gudoomiyihii Hore Yuusuf Ismaaciil (Sawiro)

0
187

Hargeysa (SDN) Xilwareejintan oo ka dhacday Xarunta Maxakamada Sare ayaa waxa ka soo qayib Galay Qaar ka mida Bahweynta Cadaalada sida Xeer ilaaliyaha gud Ee Qaranka,  Gudoomiyaha Kumishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka, Garyaqaanka Guud, Wasiirka Cadaalada, Wasiirka Qorshayinta Qaranka , Taliyaha Cidanka Booliiska Iyo marti Sharaf Kaloo badan, iyo sidoo kale Odayga Ugu Da’da Weyn Xaaji Cabdikariim  .

 

Ugu Horayin Waxa Munaasiabadaasi ka hadlay Gudoomiye Ku Xigeenka Maxkamada Sare Yaasin “ waxaan aad ugu faraxsanahay mudadii aanu soo wada shaqaynay Gudoomiyii Hore oo runtii ahaa nin how kar ah aad ayaan ugu faraxsanahay anigu sidoo kale waxaan soo dhawaynayaa Gudoomiyha Cusub ee maanta Xilka La

gudoomiyaha maxkamadda sare

Wareegaaya Oo aan leyahay Gudoomiye Soo dhawoow kuna soo dhawoow bahdii cadaalada e aad horaba ugu tirsanyid .

Sidoo kale waxa munasibadaasi ka hadlay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Ismaaciil Cali Kana War bixiyaya Marxaladihii uu la soo maray Maxkamada Sare “waxa farxad I ah in aan hoolka maxkamada sare isugu Nimi Xilwareejintii aniga iyo Gudoomiyaha Cusub kolay maanta dastoorkeenu xaga aqoonta waxa uu marayaa meel wanagsan, lakiin waxa jirta oo aan waxab ka kordhin Garsoorka dalka oo dawladihii kala dambeeyay waa kala hagradeen runbaan ku hadlayaaye Gudoomiyihii Maxkamada Rafcaanka ka dhintay iyo ka xanuusanaya cidna ubadkiisa ma oga.

yuusuf
Hadab Maanta meel wanagsan ayaan maraynaa dawladnimadeenu waa inoo daabo gashay anigu ma ihi shaqsi ahaan qod xil jecel kolay maqraatina waa laga yahay masuulka jogaa maxkamada sare waxa uu gashan yahay shaadhkii  Maxkamada darstuuriga ahyid Kolay Aadan Waa Nin aanu in badan soo wada shaqaynay waxaan leeyahay si kal iyo Laab ah ayaan ugu wareejinayaa .
hg

Sidoo Kale Waxa Munaasiabadaasi Hadalo ka So Jeediyay Gudoomiyaha Cusub ee maxakamada sare Aadan Xaaji cali oo soo ban dhigay Qorshayaashiisa Uu ku how gali doono “maanta waxa farxad weyn ii ah in aan halkan kula wareego xilkii dhawaan madaxweyne Silaanyo I soo magacaabo waxa sharaf ii ah in aan kula wareego Gudaha Maxakamada Sare Yuusuf Waxaan u mahad naqayaa heerka uu maanta soo gaadhsiiyay Maxkamada Sare kolay halkan waa meel canaan badan oo cabasho badan hadii maanta aad wax wanaajiso mid uun ayaa kuu cadhoonayaa labadii qof ee aad kala xukuntay .

Waxaan mar kale ku faraxsanahay in aan maanta la wareego xilkii lay soo magacaabay dhawaan waxaan idinka codsanayaa in aad ii ducaysaan in Alle I fudaydiyo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here