Gudoomiya Gobolka M/Jeex Ee Xisbiga Waddani Oo Kormeer Ku Sameeyey Ku Dhawaad 25 Goobood Oo Ah Goobaha Diwaan Galinta G,M/Jeex +Sawirro

0
159

Hargeysa(SDN) Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee xisbiga Waddani oo soo kor meeray ku dhawaad 25 goobood oo ay ka socotay diwaan galinta codbixiyaha ee gobolka maroodi jeex waxaanay kormeer indho indhayn ah ku soo mareen degmooyinka Koodbuur iyo 26 june waxaanay goob goob u booqdeen goobahaasi ay ka socotay.

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Siciid bustaale oo kormeerkiisaa ay ku wahelinayeen xubno ka tirsan masuuliyiinta xisbiga ayaa xog waraysiyo kala duwan la yeeshay masuuliyiinta goobaha diwaan galinta ee xasiifyada kala duwan ee ay ka socoto.

 

IMG_0224IMG_0143IMG_0142IMG_0148IMG_0169IMG_0149IMG_0224IMG_0195IMG_0178IMG_0224IMG_0192

 

Kormeerkani Oo Ahaa mid loogu kuur galayey habsami usocodka diwaan galinta ka bilaabmatay gobolka maroodi jeex kaasi oo noqonaya gobolkii afaraad ee diwaan galinta la ga hirgaliyo, Masuuliyiintani oo goobihii ay marayeen la sheekaysanayey bulshada kuwaasi oo kala hadlayey sida ay diwaan galinta u arkaan kuna wacyi galinayey in ay qaataan.

 

Surad News
@Omer Abdirizak

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here