Gudiga Qaban Qaabada Xaflada Caleema Saarka Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya Oo La Magacaabay

0
292

Muqdisho(SDN)Raisul wasaare ku-xigeenka xiligiisu dhamaaday ee xukuumada Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

 

Guddigan oo kooban lix xubnood ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), waxaana qoraalka ka ka soo baxay raisul wasaare ku-xigeenka lagu xusay shaqada iyo waajibaadka guddgan sidan ayeyna u qorneyd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here