Gudiga Doorashada Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Waqtiga La Qabanayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka

0
243

Muqdisho(SDN)Gudiga doorashada maalintii shalay looga dhawaaqay fadhigii saddexaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay waqtiga kama danbeysta ah ee la qabanyo doorashada gudoomiyaha baarlmaanka iyo ku-xigeennadiisa.

Gudiga doorashada ayaa sheegay in 11-ka ilaa 12-ka Bishan January, oo gudiga ay sheegeen in uu noqonayo waqtiga ay dhici doonaan doorashooyinka guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku-xigeennadiisa.

Gudiga ayaa sheegay in ay si wanaagsan u socto qaban qaabada  doorashada guddoonka baarlamaanka golaha shacabka,.

 

Ugu danbeyntii, doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya haddii ay dhacdo ayaa waxaa lagu wadaa in la diyaarin doono doorashada Madaxweynaha Soomaaliya taasoo la rajaynayo in la qabto inta aysan dhamaan bishan Janaayo 2017.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here