Gudidii Qaban Qaabada Shirka Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Lagu Wareejiyay 50 Neef Oo Adhi Ah

0
248

Gabiley(SDN)Gudoomiyaha Iyo Afhayeenka Gudidii Qabanqaabada Shirka Dhalinyarada Gobolka Gabiley Cabdiqaadir Muuse Cilmi Iyo Cabdi Cabdilaahi Daahir Ayaa Si Rasmi Ah U Shaaciyay Xiliga Uu Qabsoomi Doono Shirkaasi Aayo Ka Tashiga DHalinyarada Gobolka Gabiley Ee (DANGARAD) , Waxaa Ay Sidoo Kale Soo Bandhigeen 50 Neef Oo Adhi Ah Oo Loogu Talo Galay Qabsoomida Shirka , Iyagoo Sidoo Kale Kaslsooni Ka Muujiyay Qabsoomida Shirkaasi Oo Ay Sheegeen In Dhalinyarada Gobolka Ugu Yaraan 10 SHir Doceed La Soo Galeen  .

IMG_4156

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here