burco(SDN)Gudida dalada talo iyo tawfiiq cuqal iyo waxgarad ka soo jeeda galbeedka gobolka togdhjeer ayaa xalay shiray isugu yimaden hotel dalwanaaje ee magaada burco ayaa waxay kaga hadleen go,aankay ka tagan yihiin mudo kordhinta ka badan mudadii ay isla qateen sadexda xisbi qaran iyo komeeshinka dorashooyinka qaranka soomaaliland
Sido kalena waxay baaqna udiray cid kasta oo faro galin ku haysa nabad geliyada somalaialnd
Waaxanu leenahay nin saleebaan la yidhaahdo iyo ahmed silanyo ayaa wadanka qasaya hanalaga soo gaadho hadii wadanka la danaynaayo meelkasta ay ku dhaqan yihii shacabka Somaliland
Taas uma dulqadanaynee si dag dag ah ha naloga qabto
Waxan halkaasi hadalo ka soojeediyey caaqil baashe ibraahim caaqil faarax jiciir caaqil maxamud cabdi iyo beel daaje jaamac cabdi waxanay dhamantood halkaasi ka sheegen waxay ka qaban mudada ka badan mudadii lagu heshiyey iyaga iyo beesha ay matalayaanba waxana hadala doo dii ka mid ah
Waxay xalfadayadani ku salaysan tahay in aanu cadayno siyaasada manta dalka ka taagan in aanu codkayga ka dhiibano aragtidayadana ka bixino kalmad maahmaah ah waxa la yidhi bahalka waraabaha la yidhaahdo ayaa reer isasoo dultaagay wuxuu maqlay ayada oo la leeyahay inan yar oo heerka ka mid ah waraabe ku qaaday dabeedna waraabi wuxuu yidhi niman yahow inantaa yare e laqaada ah bal heerkii dhalay waa ila doonayaaye aniguna waan dooonayaa xagaanu iska waydaarsanahaay
Waxaanu layaabanahay kumishankii qaranka ee waliba xisbil xaakinka iyo xukiimadu ay maajooratigeeda keeneen goo aankii ay soo sartay ee ay sadaxda xisbi qaran la qaadeen iyo madaxweynuhu
Miyaanay ka dhignayn inantii yarayd ee waraabah is waayeen
Mudo waa tii golaha ku bishanku kordhiyay ee la isku raacay ee sadaxda qaran iyo madaxweynuhu isla waateen wixii aan taahayn waa burburin iyo caraqalad hadii laga baydho taas oo waxaan taas hayn la keeno wixii dhibaatada ka dhaca iyo guurtida ayaa ka masuul ah waxanu leenahay shacab weynaha Somaliland qonsada waxay guurtidu wado waa taa halkaas waxa ku jira gabay laxaad weyn
Ayagana waxaanu leenahay ka noqda go ankaa gaadheen ee aad ku burburiseen
Golihii kumishinka ee mudadii la qabtay ee la isla qaatay
Guurtida manta fadhida waxalayidhaahdaa mar xaladad ayaa laga soo gudbay waxba lagagama soo gudbine ayaa dalka wax ka ga soo gudbay oo busarada iyo tahriibta iyo lacag laaanta meeshayaga oo iska fadhiya ku qaata lacagta cashuurta agoonta agoomaa laga qaado ku qaata sadax iyo toban sanadood dadka dhiigiisa halkaas ku jaqaaya waaxanu leenahay marka u hoorays gole sharciya maaha
Waa gole bmuraad meesha u fadhiya muraadkuna uu yahay maallinba inay ama baarlanmaan ka qabsadaan ama qabsadaan dawlada ama xisbiyada ama kumishinka nimankan anigu waxay meesha ku fadhiyaan maanana garan marka u horaysa waa niman ku talo galay in wakhtigoodu meesha ku dhamaado
Dawladana waxaanu leenahay madaxweyne adaa laguu doortay dadka qaarayaa yidhaahdo madaweynuhu kaligii maealiee dadbaa meesha ka taliya oo dhalin yaro iyo dumar bal eh
Gabo gabadii waxa halkaasi ka hadlay goddomiayaha beesha habaryoonis xasan xuseen faarax oo isaguna carabka ku adkeeyey in anay marna aqbali doonin mudo ka badan mudadii ay ku heshiyeen sadexda xisbi qaran iyo komeshinka doroshooyinka Somaliland isla qaateen
Waxaanu cawa iskugu nimi hadaanu nahay beesha habaryoonis khilaafaadka baryahanba ka dhacaya meesha marka hore dawladan manta jirta waxa lagu dooortay doorosho xor iyo xalaal ah wakhtigii la doortayna wuxuu ku eeg yahay 26 june in ay doorasho dhacdo ee sanadkan aynu ku jirno hawshii la rabay in aay ka horayso ka dib markii dawladu bilowday war wareejin in aanay doorasho dhicin
Oo ay wakhti badan lumisay wax aad iyo aad dadaal umuujiyay oo maadhaydkii ay haysteen
Jawaabka soo bixiiyay ku mishinka doorashooyinka qaranka ee dalka loo doortay inay doorashooyinka ka garsooraan waxay cayimeen 1 bisha danbe ee 2016 in ay doorashada si buuxda u qaban karaan
Diyaarna u yihiin in ay qabtaan bal ogaada lixbilood buu ku mishanku iska badhiayayaa
Lixbilood oo ay guurtidu khasabkaga dhigtay arintaa waxa la eegay sadaxda xisbi qaran
Oo la qaatay macquulna ay ula muuqatay waxay u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland
Axmed maxamed siilaanyo wuuna la qatay guurtida mudo ii kordhiya kumuu odhan oo warqada gidratada ah kumuu orin hadaba wax isla qaaday mudadaa kimishankii dorashoyinka oo saaban dhigay
Ee yidhi xiligaas ayaanu hawshaa filinaynaa sadexdii xisbi qaran ee tardamaayay ee dalka madaxnimadiisa ku dartamayay madaxweynhii qarana ee madahydka haystay
Beeshii calamka ee inaga daageeraysay doorashooyinka inaga taageeraysay iyo bulshadii heer somaliland intaada jecel in isbadal dhaco dhamaan wa la isla qaatay arintaas aad baa loo soo dhaweeyay
Mudadaas waxa ku jira hal sano oo kordhin ah oo ku dheerad ah xilkii dawlada laga soo gudub
Waxay u muuqadaa xalki ay dowladu ku baaqaysay in aanay diyaar u hayn
Waxanu tagaynay mawqufka xisbiyadu taagan yihiin ee dalka danta u ah
Kaa kumishan ku sopo gudbiyay hadii aan la waayin hadii la badalkisu wixii noqonayaa 26 june
Wxii ka danbeeya in aan dawlad sharci ah dalka ka jirin waxaan ku brajo weynahay in dawladu iimaansato mawqufku waa gaas aanu beel ahaan caawa soo gudbinaynaa
Cabdiqani jama (ilkacase)
Suradnews.com
Office/burco