Guddida Doorashooyinka Itoobiya Oo Shaaciyay Warbixin La Xidhiidha Doorashada Ismaamulka Somaalidda Ethiopia

0
98
Hargeysa(SDN)Gudiga doorashada qaranka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday warbixin la xidhiidha doorashada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia isaga oo soo bandhigay islamarkaana saadaliyey codbixinta sida ay u dhici karto.

Guddida Doorashooyinka ITOOBIYA Oo Shaaciyay Warbixin La Xidhiidha Doorashada Ismaamulka Somaalidda Ethiopia
-Tirada dadka ee DDSI ayaa lagu sheegay: 5,238,420
-Qiyaasta dadka xaqa u leh in ay codeeyaan: 2,095,368 (40% dadka ku dhaqan gobolka)
-Tirada dadka la filayo in ay codbixinta u dareeraan: 1,739,156 (turn out 83%)
-Guud ahaan haweenka codbixinta isu diiwangaliyey: 43%

 

 

Warbixintan ayuu boodhka doorashadu si rasmi ah ula wadaagay warbaahinta dalka iyada oo mar kale dib loo eegi doono dhamaadka bishan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here