Guddida Abaaraha Oo Xalay Soo Saartay Awaamiir Adag Iyo Qodobo Muhiim U Ah Gurmadka Dadka Abaaruhu Saameeyeen

0
287

Hargeysa(SDN)Guddiga abaaraha heer qaran ee Somaliland oo maalmihii u danbeeyeyba kulamo uga socdeen madaxtooyada Somaliland ayaa xalay soo saaray awaamiir iyo qodobo ku saabsan gurmadka iyo taakulanta dadka ay abaaruhu caydheeyeen ee ku dhaqan deegaanada gobolada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here