Goobo Dalxiis Oo Ku Yaala Degmada Laasqoray Oo Koox Uu Hogaaminayo Suldaan Siciid Ka Iibiyeen Muwaadin Carbeed

0
200

Laasqoray:-Goobaha Qurxoon ee loo yaqaanno Gasta-ludi oo ku yaalla Degaanka buuraleyda Degmada Laasqoray ee bariga Sanaag ayaa waxa dhowaan laga Iibiyey Nin Carbeed oo u dhashay Waddanka Kuwait magaciisuna yahay Naasir Al-Marsuuqi.

mirci

Degaan-dalxiiseedkan oo sida la sheegay ninkan carbeed laga siiyey lacag xad dhaaf ah ayaa waxa arrinta Iibka dhulkan iska kaashaday Suldaanka guud ee Beelaha Sanaag-bari Suld-Siciid Suld-C/salaam Duqa Degmada Laasqoray Ee P/land Yuusuf Jaamac Dibad iyo Eng-Feysal Xawar

 

Waxana taasi beddelkeeda kooxdani si ay indhaha bulshada isagaga jeediyaan ay sheegeen in ninkan cabeed dhismayaal Isugu jira masaajiddo iyo dugsiyo quraan ka samaynayo degaannada Mirci & Markad ee isla degmada Laasqoray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here