Golaha Wakiilada Somaliland Oo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Wax Ka Waydiyay Heshiiskii Dekeda Berera Ee DP World

0
181

Hargeysa(SDN) Guddi hoosaadka ilaalint iyo daba galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland,iyga oo wax ka waydiiyay heshiiskii dekeda magaalada berbera ee shirkada DP World.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here