Golaha Wakiilada Somaliland Oo Diyaarinaya Mooshin Ka Dhan Ah Haamaha Shidaalka Berbera

0
554

Hargeysa(SDN)Gudoomiyaha Gudiga daba galka golaha wakiilada Somaliland Naasir Cali Shire oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa u xaqiijiyey in maalinta sabtida ah golaha la hor keeni doono mooshin ka dhan ah shirkada maamusha haamaha shidaalka berbera waxaanu xaqiijiyey in shirkadaasi ay gabi ahaanba ku fashilantay shaqadii ay qaranka u haysay.

 

Mooshinkaasi ayaa la filayaa in uu saaxad kale oo siyaasadeed ka furo golaha wakiilada waxaana soo baxda mar kasta oo mooshin la keeno afkaar kala duwan oo lagu kala taageero dhinacyo kala duwan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here