Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Masuulyiin Cusub

0
137

Hargeysa (SDN)Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa fadhigii ay saaka yeesheen waxaaay ku ansixiyeen masuulyiin cusub oo dhawaan madaxweyne Siilanyo magacaabey .

Masuulyiintan cusub ee maanta golaha wakiiladu ansixiyey waxaa ka mid ah .

1.Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha .

2.Wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawda

3.Wasiir ku xigeenka wasaarad Cadaalada .

4. Gudoomiyaha Hay’aada Shaqaalaha .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here