Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Lacageed Ugu Deeqay Abaaraha Bariga Somaliland

0
171

Hargeysa (SDN)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey qadarka lacageed ee uu golahiisu kaga qeyb qaadanaay abaaraha xoogan ee ka jira dalka gaar ahaan gobalada Bariga .

Gudoomiye Saleeban waxaa uu sheegay in golaha guurtidu ay abaarahaasi kaga qeyb qaadan doonan calaa xildhibaan 2 Milyan oo shilka Somaliland ah muddo saddex bilood ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here