Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada Mudo Kordhin Ku Sameeyey Doorashooyinka Golaha Wakiilada.

0
257

Hargeysa(SDN) Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta iskugu yimadeen xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa cod gacan taag ah u qaaday doorashada golaha wakiilada kuwaasi oo muddo 9 bilood ah u kordhiyay gola wakiillada Somaliland,Doorashada golaha wakiillada ayay sheegeen in ay qabsoomeyso bisha 12aad ee sannadkan, halka muddo xileedka gola wakiilladu uu ku eegyahay bisha koowaad ee sannadka 2020ka.

Waxa u codaysa 69 xildhibaan gudoomiyuhuna muu codayn sidaasi ayuu ku ansaxyahay soo jeedinta kalfadhiga aan caadiga ahayn.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here