Garsooraha Xukumay Niciima Abwaan Qorane Oo Hada Saxaafada Lahadlay

0
1805

Hargeysa(SDN)Garsoore Idiris Maxamed Muxumed ayaa ka hadlay xukunka Niciima Abwaan Qorane kaasi oo sheegay mudada la xukumay in ay tahay 3 Sano(Sadex) oo ka bilaamaysa maalintii xoriyada laga qaaday kaasi oo sheegay in sadexdii qareen ee u dooday aysan ku qancin xukunkaasi sidaasi darteedna ay racfaan ka qaateen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here