Garabka Murrashax Jamaal Cali Xussen Ee Xisbiga UCID Oo Soo Xulay Xubnaha Uga Qeyb-gali Doona Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga UCID.

0
194

Garabka uu hogaamiye musharax Jamaal  Cali Xussen ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa ay markii labaad soo xuleen isa markaana ay soo gudbiyeen shanta xubnood ee uga qeyb gali doonta garabkooda  gudida qaban qaabada shirweynaha caadiga aan aheyn ee xisbigaasi qabsano doono dhawaan

image59

Waxaana shantaasi xubnood ka mid ah .

1.Aadan Sul. Cabdiraxmaan Sul. Diiriye

2.Xussen Caynaan Faraax

3.Xussen Xassan Badmaax

4.Aadan Cali Yoonis

5.Cali Maxamed Xassan

Dhawaan ayey aheyd markii maxkamada sare go,aamo ka soo saartey khilaafka xisbiga UCID isla markaasi qodobadaasi uu ku jiray  qodob sheegaayey in xisbiga UCID qabsado shirweyne aan caadi aheyn oo lagu ansixin doono heshiisyadii xisbigu la galay  Jamaal Cali Xussen

g

Xigasho-Somaliland Today.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here