Garaad Jaamac Oo Hada Ka Hadlay Xaalada Deegaanka Tuka-raq

0
1241
????????????????????????????????????

Laascaanood(SDN)Garaadka guud ee beesha Dhulbahante Garaad Jaamac ayaa maanta shir jaraayid ku qabtay Gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood waxaanu garaadku ka hadlay dagaalka soo noq noqonaya ee ka taagan deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool.

 

Geesta kale waxa uu baaq kala duwan ka soo saaray arintaasi Deegaanka Tuka-raq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here