Faysal Cali Waraabe Oo Reer Puntland Ku Tilmaamay Jinac Kana Hadlay Hub La Siinayo Sida Uu Sheegay

0
781

Hargeysa(SDN)Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa shir jaraayid ku qabtay ayaa ka hadlay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya oo ka socday magaalada Baydhabo kaasi oo sheegay in lagaga hadlay sidii hub loo siin lahaa Puntland si ay Somaliland loogula dagaalamo geesta kale waxa uu ka hadlay Arimo dhawr ah oo ay ka mid tahay dhismaha magaalada Garoowe oo uu sheegay in lagu dhisay lacagtii budh-cad badeeda sida uu sheegay.

 

Kaasi oo ka hadlay lacag 1$ Milyan ah oo soomaaliya ugu deeqday Somaliland duufaanadii dhawaan ka dhacay Deegaanada xeebta Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here