Farshaxanka Aamin Camir Oo Sawir Ku Faaleeyay Shir guddoonka Baarlamaanka Somalia

0
221

Muqdisho(SDN)Mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Somalia dhawr todobaad ka hor loo gudbiyay Shir guddoonka ayaa wali noqon la mid laga doodo. Tuhunno ku saabsan, in Madaxweyne Xasan Sheekh lacag ku bixiyay baajinta mooshinkaasi ayaa isa soo taraya.

Waxaa durba soo baxay Mooshin Kale oo ka dhan ah kan hore oo mudaneyaal Baarlamaanka ahi ku baajinayaan xukumadda Xasan Sheekh in xilka laga tuuro, laguna diidayo eedaha loo jeediyay Xasan Sheekh.

Farshaxanka Aamin Camir ayaa sawir ku muujiyay tuhunnadda jira ee ku saabsan in lacag lagu damba basay Mooshinka golaha hor yaala oo wali cidi soo hadal qaadi ladahay iyo aamusnaanta guddoomiyaha baarlamaanka oo markii u horaysay aqbalay mooshinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here