Fanaaniinti Xidigaha Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Hargeysa

0
191

Hargeysa(SDN)Afar ka mid ah Fanaaniinta Xidigaha geeska oo shalay ciidamada Somaliland ee Boolisku ka qabten madaarka iyaga oo ka soo laabtay muqdisho ayaa waxay maalintii labbaad ku xidhan yihiin Sladhiga dhexe ee Hargeysa.

 

 

Xadhiga Fanaaniinta ayaa Xukumada Somaliland u cuskatay qarandumisnimo.

12048588_1673258156230313_412801839_n12076973_1673258162896979_1327222539_n

Fanaaninta

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here