Eey kamid ahaa ciidamada Marineska Mareeykanka oo lasiiyay bilada ugu sareysa ee Xeywaanada

0
165

Eeyga oo lagu magacaabo Lucca kana mid ahaa ciidamada Marineska Mareeykanka, ayaa lugtiisa Bidix ku waayay Dagaal ka dhacay Afghanistan oo lagu soo qaaday Ciidamada Mareykanka ka jooga Dlakaasi.

Lucca ayaa dhibkaasi ku dhacay dartii la gudoonsiiyay Bilad sharaf iyo Darajo kordhin, waxa ayna tahay Biladaasi tan ugu sareysa ee la gudoonsiiyo Xeywaanaadka.

Weerarka uu Lucca lugtiisa ku waayay ayaa ahaa Qarax Afghanistan lagula eegtay Kolonyo Gaadiid Dagaal oo ay lahaayen Mareykanka kaasi oo uu lugtiisa ku waayay.









LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here