Dugsiga Sare Ee Salaama Oo Guul La Taaban Karo Ka Soo Hooyey Imtixaankii Shahaadiga Ahaa+Sawirro

0
302

Hargeysa(SDN)Dugsiga Sare Ee Salaama Oo Guul La Taaban Karo Ka Soo Hooyey Imtixaankii Shahaadiga Ahaa,

Dugsiga Sare ee salaama oo ka mid ah dugsiyada ugu tayada wanaagsan guud ahaan Somaliland ayaa ku guulaystay inuu safka hore ka galo tobanka arday ee ugu sareeya guud ahaan dalka oo dhan fasalada afaraad ee dugsiyada sare.

Masuuliyiinta dugsiga salaama oo hambalyo balaadhan u diray ardaydii soo hoysay guushaasi balaadhan kulana dardaarmay sidii ay u xoojin lahayeen aqoontooda.

 

IMG_5617 IMG_5618 IMG_5614IMG_5627 IMG_5612 IMG_5613IMG_5623IMG_5624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here