Dugsiga AL KHAYR Oo Ka Mid Ahaa Dugsiyadii Ugu Cad-Cadaa Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Somaliland

0
242

Hargeisa(SDN)Dugsiga AL KHAYR Oo Ka Mid Ahaa Dugsiyadii Ugu Cad-Cadaa Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Somaliland,Waxa Goobta Xafiiska Imtixaanaadka qaranka kula hadlay maamulaha dugsiga AL KHAYR kaasi oo u bogaadiyey dhamaan ardaydii ka qalinjabisay dugsigaasi waxaanu si dareen leh u muujiyey farxada ay wada gaadheen dhamaan iskuulka iyo ardayda dugsiga AL KHAYR.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here