Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxeexday Heshiis Muhiim ah

0
143

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Turkiga ayaa waxa ay si gaar ah uga wada hadleen Xaalada Somalia iyo tan Turkiga.

Kulanka oo aan waqti badan qaadan ayaa waxa ay labada Masuul isla arkeen in Somalia laga caabiyo wax waliba oo ay baahi u qabto xili Dowlada Soomaaliya ay ku howlantahay diyaarinta Doorashada.

Qadarka uu kulanka labada masuul socday ayaa waxa ay halkaasi ku kala saxiixdeen heshiis dhanka Tamarta iyo Korontada ah oo dalka Turkigu ka fulinaayo Somalia.

 

Madaxweynaha Turkiga ayaa kala saxiixashada heshiiska kadib sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay heshiiska Tamarta oo ay wada galeen Dowlada Somalia.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mahad celiyay isgarabtaaga Dowlada Turkiga.





LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here