Dorasho doonku waa nabad doon, mudo kordhin doonku waa nabad Diid.

0
263

Waxa aan si gaar ah uu salamaya dhamaan dadka sida garka ah uugu xidhan mareegtan Daadmadheedhnews waxa aan jecelahay in aan fikirkayga

door

Asalaamu calaykum, mudanayaal iyo marwoyin
Waxa aan si gaar ah uu salamaya dhamaan dadka sida garka ah uugu xidhan mareegtan Daadmadheedhnews  waxa aan jecelahay in aan fikirkayga salmiga ah aan ku cabiro xalad ina hortala ama aad dhamaantin ka wada dharag santihiin oo ah xalada fooda inagu soo haysa ee dorashoyinka la rajeenayo insha allahu ay ka qabsoomaan somaliland.
Caqliga salimka ahi waxa uu odhanay waxa inoo hadhay mudo shan bilooda ah  ama sikale hadii loo dhigo shan bilood waa neef adhi ah sadkii
Ee   maxa loga warwareegay in la, Dhamaystiro hawlaha muhiimka u ah qabsoomida dorasha madaxtoyad iyo ta barlamankaba,
Somalidu waxa ay ku mah maahda,  geela duqiisu durduriyo,  arankiisa maxad uu Malay.
Waxa aan uga gon leeyahay
Xukumada talad dalka haysa marka ay xiligan soo gadho ama ay dorashaduba ay soo dhawaato waxa ay uu ee kaata
Duqa geela uu wayn ee dur durisa.
Mudanayaal iyo marwooyin waa
Uu muhiim jiritaanka
Qaranimada somaliland ilaalinta dasuurka qaranku.
Ninka isagu ka taliyay mudo kordhini tan iyo ku wii horaba
Waa nin dalina waana nin aan jeclayn jiritaanka somaliland
Wayo ninka Waxa ay umadu ku
Hishiisay dhinac mara waa nin ka taliyay fawdo iyo dagaal sokeeye.
Mudanayaal iyo marwooyin
Mudo kordhin jecli iyo somaliland jiritaankeeda jecli waxa is qaata maha haday xukumadtahay iyo haday gole guuurti tahay iyo haday bulshada dhinacyadeed kala gadisan tahayba.
Mudanayaal iyo marwooyin
Waxa in badan oo inagatirsani ay is waydiisan sida ay ku noqdeen wadamada awada badani wadamo kaligood saxad siyasadeed ee calmka ka taliya
Sida shanta dawladood ee golaha amaanka,
Dadkan aynu sida xidigaha egayna inagama xiniyabadna inagama caqli badna laynagama hor aburin laman mulkisiin awado dheerad ah
Waxa ay inagaga horeeyan ilalilnta sharciga wana taasi ta inaga la inalagalayahay in aynu lanimadno.
Waxa aa u soo jeedinaya xukumada talad dalka haysa in aanay dadka iskugu darin
Shaqola,an, sicir barar,
 maamul xumo, sharci ku tumasho, boobka hantida qaranka iyo
waliba dhulka Hantida guud
 iyo cadaalad la,aan
Isla markana  tabasho tagantahay.
Sidoo kale waxa aad la wada socotaan waxyabah la inagu majiirto ama aynu ku fano ayaa ay ku jirtaa dorashoyinku.
Waxa aan ku soo ururinay hadalkayga
Dorasha doonku waa nabad doon,  muda kordhin doonku waa nabad diid.
Wa bilahi tawfiiq
   Magacaygu waa       guled.gambowayne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here