Dood Cilmiyeed Dhex Maray Ardayda Jaamacadda ADMAS Ee Kuliyada Barashada Horumarka

0
234

Hargeysa(SDN)Dood Si Wayn Usoo Agaasimeen Maamulka Iyo Ardayda Jaamacada Admas Gaar Ahaan Fakalka Development Study Cinwaana Looga Dhigay Sidee Soomaliland Loo Horu Marin karaa .

 

 

Hadaba Laba Groob Oo Ay Khusaysay Doodu Oo Kala Ahaa Groob DSB Oo Ka Koobnaa Afar Arday Iyo Groobka DSC Oo Ka Koobnaa Isna Afar Arday Ayaa Waxa Ay Ka Doodayeen Mawduuca Ahaa Sidee Soomaliland Loo Horumarin Karaa Iyagoo Labada Groob Midba Dhankiisa Ku Doodayay Soomaliland Waxa Horumarkeeda Kor Loogu Qaadi Karaa Iyadoo Soomaliland Horumar Ka Samayso Dhanka Reer Miiga Iyo iNAY Soomalinad Horumariso Horumarka Dhanka Magaalooyinka .

 

 

Dooda Dhax Maraysay Arday Ayaa Waxa Si Wayn Oo Ay Aqoonaysay Ardaydu Uga Doodeen Sida Soomalilad Loo Horumarin Karo Iyadoo Markii Ay Doodaasi Dhamaatay Macalimiintii Iyo Ardaydii Ku Sugnaa Gobta Doodu Ka Dhacaysay Sualo La Boobay Labadii Groob Ee Doodu Dhax Taalay IyagOO Iyaguna Si Hufan Uga Jawaabay Sualihii Uga Imanayay Macalimiinta Iyo Ardayda.

 

Image may contain: 1 person, beard and closeup

Image may contain: 1 person, closeup

Image may contain: 1 person, closeupImage may contain: 1 person, closeupImage may contain: 1 person, closeupImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, beard and closeupImage may contain: 1 person, closeupImage may contain: 1 person, closeup and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, closeupImage may contain: 1 person, closeupImage may contain: one or more peopleImage may contain: 1 person, hat and closeupImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, eyeglasses and closeupImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, closeupImage may contain: 1 person, closeupImage may contain: 1 person, hat and closeupImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 9 people, people sittingImage may contain: 11 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, closeup

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here