Diyaarada Daallo Airline oo Dab qabsaday xili ay ka duushay garoonka Aadan Cadde

0
157

Wararka aan ka heleyno garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dab uu qabsaday Diyaarada Daallo Airline xili ay ka duushay garoonka Aadan Cadde kuna sii jeeday dalka Jabuuti.

Diyaarada Daallo Airline ayaa dabka qabsaday xili ay hawada ku jirtay mudo 5-daqiiqo ah, waxaana markii dambe diyaarada si deg deg ah ugu soo laabtay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo markii hore ka duushay.

 

Sida aan Wararka ku heleyno Diyaarada ayaa si nabad galyo ah uga soo degtay Garoonka Diyaarada Aadan Cadde iyada uu dab ka kacay qeybo kamid ah Diyaardaasai, waxaana dabkaasi la xaqiijiyay in ay ku dhaawcameen ku dhawaad 5-qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here