Dhulgariir Xalay Ka Dhacay Magaalada Borama Ee Xarunta Gobalka Awdal

0
140

Borama(SDN)Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal waxaa  xalay abaaro 2:30 habeenimo  ka dhacay dhulgariir , waxaana uu socdey dhulgariiskaasi muddo yar oo kooban laguna qisay in ay ahayeen 7 Ilbidhiqsi .

 

Wax khasaare ahi  kamuu dhalan dhul gariirkaasi balse waxaa uu cabsi badan uu ku abuuray shacbiga rer Borama mana aha markii koowaad ee magaladaasi dhulgariir koobanki ka dhaco  .

Dhulgariirka magaalada Borama ayaa waxaa uu soo bilaabmay sanadadii 1980 meedyadii waxaana magaalada Borama ku hareeraysan buuro waa weyn oo ay ka mid tahay buurta Saw

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here