Dhoolo Tuskii Ay Soo Bandhigeen Ciidamada Qaranka Somaliland Saaka Iyo Masuuliyiin Xukumadda Ka Tirsan Oo Soo Kormeeray+Sawiro

0
109

Hargeysa(SDN) Ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland ayaa saaka waxay soo bandhigeen dhoolo tus iyo gaardi ku ciyaar ay ugu diyaar garooobayaan xuska 18-may ee 25 guurada kasoo wareegtay asaaska jamhuuriyada Somaliland .

Waxaana saaaka kormeer ku tagay xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland iyo taliyaha ciidamada qaranka Somaliland sareeye guuto ismaaciil shaqale.

Xuska 18-may ee sanadkan ayaa noqon doono xus ka duwan xusaskii hore.

123 45678910

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here