Dhageyso:-Gudoomiye Ku-Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Ayan 26 June Doorosho Ka Dhacay Guud Ahaan Somaliland

0
231

Hargeisa(SDN)xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo maanta shaaciyey in ayna doorasho ka dhacay guudahaan dalka jamuuriyada Somaliland Gudoomiyaha sadexaad ee xisbigaasi Cali Yuusuf Cali Guray oo mar dhawayd warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sidaasi sheegay.

 HALKAN GUJI OO KA DHAGEYSO

cali guray

Xafiiska War Qabadka Hargeisa
Hargeisa Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here