Deg Deg Wasiir Mushaharkii Laga Joojiyey

0
257

Hargeysa(SDN)Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo xilkaasi madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ka qaaday isagoo u magacaabay in uu noqdo xubin ka tirsan gudiga tacliinta sare ayaa laga joojiyey mushaharkii xubin nimo kadib markii lagu eedeeyey xil gudasho la’aan iyo waliba in uu soo xaadiri waayey fadhiyada kala duwan ee gudiga tacliinta sare ee Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here