Deg Deg:- Wariye Axmed Siciid Oo Hada Lagu Xidhay Berbera+ Maayirka Berbera Oo Wada Cabudhintii Ugu Wayneyd

0
1100

Berbera(SDN)Wariye Axmed Siciid oo ka tirsan shaqaalaha telefishanka Eryal Tv ayaa hada xabsiga loo taxaabay kadib markii uu baahiyey muuqaal uu gudoomiye ku xigeenka xisbiga waddani ku soo bandhigay musuqmaasaq xadhkaha goostay oo uu ku kacay gudoomiyaha golaha deegaanka berbera ahna maayirka degmadaasi Cabdishakur Cidin waxaana soo baxaya cabudhin iyo cago juglayn joogta ah oo uu maayirka berbera ku hayo dhamaan warbaahinta kala duwan ee soo bandhigta arimaha musqmaasuqa ee uu ku kaco.

 

Wixii Warar ah ee ka soo baxa halkan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here