Deg Deg:- Wafti Balaadhan Oo Wata Ciidan Badan Kana Tirsan Puntland Oo Hada Soo Gaadhay Badhan + Xaalada Oo Kacsan

0
317

Badhan(SDN)Wararka Aanu ka helayno magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Badhan ayaa lagu soo waramayaa in ay hada soo gaadheen wafti balaadhan oo ka socda maamul goboleedka Puntland kuwaasi oo wata ciidan iyo tikniko badan oo ka imid xaga magaalada garoowe ee xarunta puntland ilaa hada lama shaacin waftiga cida hogaaminaysa geesta kale dawlada somaliland oo ilaa hada aan wax jawaab ah ka soo saarin ayaa la filayaa in ay saacadaha soo socda warbixin aanu idinka soo gaadhsiino.

Image result for badhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here