Deg Deg:- Waa Kuma Gudoomiyaha Baanka Somaliland Xogo Xasaasi Ah Oo Suradnews Heshay

0
2854

Hargeysa(SDN)Shabakada Caalamiga ah ee Suradnews oo heshay masuulka loo magacaabayo Baanka Somaliland oo dad badani is waydiinayaan kuma ayuu noqon doonaa sababo la xidhiidha xaalada dhaqaale ee dalku marayo kaasi oo la sheegay in lagu wado Jaamac Cali Cilmi oo ah masuul ay hayb ahaan is xigaan wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada somaliland kaasi oo la filayo in si deg deg ah loo soo magacaabi doono.

 

Hargeysa Somaliland
Surad News Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here