Deg Deg Magaalada Ceerigaabo Oo Hada Xabad Goos Goos Ah Ka Socoto

0
718

Ceerigaabo(SDN)Gobolka sanaag gaar ahaan degmada ceerigaabo oo hada xabad goos goos ah ka socoto taasi oo ka dhacaysa qaybo kala duwan oo ka mid ah gudaha magaalada ceerigaabo, ilaa hada lama hubo khasaaraha nafeed iyo maal ahaan ee ka dhashay xabadaasi wixii warar ah ee ka soo cusboonaada waxanu idiinku soo gudbin doonaa halkan.

Image result for ceerigaabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here